Skip to main content

Home 2

  • Ka Tashiga Wadatashiga
    Qaran ee Ethiopia
    Dowrka SONSAC
    Somali Non-State Actors Coalition Sonsac ayaa maanta soo agaasintay kulankii
    sadexaad, kulaankaas oo lagaga hadlayey wadatashiga qaran waxaana kulan loo
    qabtay odayaasha Nabada iyo Midnimada Deegaan Soomaalida (Council for Peace
    and Unity). kulanka ayaa daba socday labadii kulan ee hore ee aanu u qabanay
    xisbiyada Siyaasada Deegaanka Soomaalida iyo Aqoonyahanka . kulanka ayaa
    lagaga doodayey qodobada Soomaalidu la shirtagayso wadahadalada dalwaynaha
    itooobiya gali doono(Somali Agenda) iyo Dadka ku haboon ee ka mid noqon doona
    komishanka wadatashiga Qaran. Dood dheer ka dib waxa laysla qaatay in shirarkan
    noocan ah lasii wado iyadoo la xoojinayoh in qodobada Soomaalidu ku doodi doonto
    in qodobkasta sidiisa looga dooodo lana dhiraandhiriyo. shirkani wuxuu ka dhacay
    Royal International Hotel, jigjiga sidoo kale waxaan u mahadcelinaynaa Hay'ada
    Conciliation Resource (CR) oo shirkan maalgalisay.
  • Boost your
    Somali Agenda
    with SONSAC
    Shirkii wada tashiga ururada siyaasada iyo kuwa
    bulshada rayidka oo ka tashanaya arimaha
    ah ee ku aadan wada hadalka qaran.

Build your dream portfolio website without any coding.

What makes Nonid different?

Experience a level of our quality in both design & customization works. Whether it’s for you or by you, capture a good deed to get started.

Who they are

Supervisor
Supervisor
Supervisor
Supervisor

Over 2200 projects
completed

4789
projects
6400
customers
960
success
448
awards

Build your dream portfolio website without any coding.

Tincidunt elit magnis nulla facilisis sagittis maecenas. Sapien nunc amet ultrices, dolores sit ipsum velit purus aliquet, massa fringilla leo orci. Lorem ipsum dolors sit amet elit magnis amet ultrices purus aliquet. There are many variations of passages of available but the majority have suffered.